Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo hogaaminayo ayaa waxaa kamid ah Wasiir iyo Saraakiil ciidanka dowlada katirsan , waxaana wafdigan kulamo la qaadan doonaan Madax katirsan Dowlada Kenya. Safarka Madaxweyne Farmaajo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi (Daawo Sawirada)